Imaaraadka oo Diyaarad Khaas ah usoo diray Muuse Biixi oo dalkaasi u duulay (Daawo Sawiro)

Madaxweynaha maamulka Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa maanta safar shaqo ugu ambo-baxay dalka isu-tagga Imaaaraadka Carabta oo ay marti-qaad rasmi ah ka heleen, una soo diray diyaar khaas ah. Madaxweynaha oo ay safarkiisa ku wehelinayaan wasiiro katirsan maamulkiisa ayaa marti-qaad rasmi ah ka helay dowlada isu-tagga Imaaraadka Carabta , waxana uu … Continue reading Imaaraadka oo Diyaarad Khaas ah usoo diray Muuse Biixi oo dalkaasi u duulay (Daawo Sawiro)